Maamulka Jaamacadda Benaadir oo deeq dawo ah gaarsiiyey Isbitaalka deg. Afgooye

Maamulka Jaamacadda Benaadir ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq daawo ah gaarsiiyey Isbitaalka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Deeqdan ayaa ka koobaneyd 47 nooc oo isugu jiray dawooyin kala duwan iyo maro kaneecooyin loogu talo galay in looga gaashaanto faafida cudurka Malaariyada Guddoomiyaha Jaamacadda Benaadir Dr. Maxamed Maxamuud Xassan (Biday) oo ay wehliyeen Guddoomiye Ku-xigeenada … Continue reading Maamulka Jaamacadda Benaadir oo deeq dawo ah gaarsiiyey Isbitaalka deg. Afgooye